LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Sidee noloshaada ugu hagi kartaa guusha

 Ku dabaq noloshaada 14 kaan qodob


1:Aamin naftaada

Talaabada ugu horeysa ee aad kugaareyso guusha waa inaad aamintaa naftaada iyo aragtidaada fikradeed.

2:Xaqiijinta
Isticmaal xaqiijinta togan si aad dib ugu habeyso masqaxdaada miyir-qabka ah oo aad ugu gudubto xasuusaha hadalada xun xun.

3:Aragtida guusha
I
sticmaal awoodda wax-aragtida si aad u aragto naftaada oo xaqiijineysa yoolkaaga oo ah nolasha aad raboto inaa ku noolaato.

4:Wax ka baro fashilka
Guuldaradu ma ahaan dib u dhac ee waa fursad aad wax ku baran karto  oo aad ku gaari karto guushaada, sidaa darteed guuldaradu ma ahaan guuldaro.

5:Talaabo qaad
Guusho waxay u baahan tahay waxqabad,dadaal iyo ka gonaasho shaqsiyadeed, haddabaqaado tallaabooyin yar yar maalin kastaoo ku aadan yoolkaaga.

6: Qabso isbadal
Isbadelku waa lama huraan, guushu ma  timaado isbadel la'aan ku dhufso oo u isticmaal fursad aad ku xanato guushaada.

7:Naftaada ku xeer wax togan
Dadka naftaada ku xeeran ha noqdaan dad togan oo kugu taageera yoolalkaaga sidii aad ku gaari laheyd.

8:Noqo mid adkeysta
Guushu waxay inta badan u baahan tahay adkeysi iyo u adkeysiga aqabadaha hortaagan guusha,sidaa awgeed adkeysigu waa lama huraan.

9:Diiradda saar xalalka
Xalkii aad diiradda saari lahayd mashaakilka iyo ka fikirka wax yaabaha aan loo baahneyn xoogga saar inaa xal u hesho.

10:Ku celceli mahadnaqa
Kori dabeecadaha mahadnaqa wixii Alle ku siiyey oo aad heysato,intii aad diiradda saari lahayd waxaa kaa maqan.

11:Masuuliyaddaada qaado
Noloshaada iyo doorashaadaba masuuliyadooda qqado,guuldarooyinkaagane haku eedeynin cidkale oo adiga ahayn.

12: Sii wad waxbarashadaada
Si joogto ah u baro xirfado iyo aqoon cusub si aad ula jaan qaado oo aad ula qabsato nolosha adag iyo duruufaha cusub.

13:Sameey masqax koriin
Sameey maskax koriin oo caqabadaha u arag fursad kuritaan masqaxeed iyo mid waxbarasho.

14:Naftaadana ogow
Isdaryeelku waxaa ay lama huraan u tahay ilaalinta caafimaadka jireed, maskaxeed iyo Nafeed.

Gabagabadii, dhamaan qodobadaan kor ku soo sheegney iyo kuwo kala oo badanbe dhamaantood waxaay ka qeyb qaadaneyaan rumenta guusha, haddaba ku dabag noloshaada si aad u rumeso riyadaada mutaqbal.

Post a Comment

0 Comments