LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Maxaa ka cusub Bariga dhexe, Big update.

Xuutiyiinta iyo sa'udiga, iiraan iyo mareykanka



Xuutiyiinta oo ugu digey Saudiga inuu soo galo marin biyoodka baabul al-mandab,ALMUWAF oo ah garoonkii ciidamada cirka ee mareykanka iyo ciidamada urdun ee wada isticmaalaayeen oo habaa an mumbasan laga dhigey.

Cod aad u xiiso badan oo laga maqley xuutiyiinta  kaas oo kula hadleyaan maraakiibta saudiga isticmasha marin biyoodka baabul al-mandab iyaga  oo cod af ingiriis ah kula hadleya oo micnaheedu yahay hadii aad ka soo agdhowaato aagaan waxii kugu dhaco adiga ayaa isku ridey.

Haddii saudiga hadalkaas iska indha tiro maxaa dhici kara? waxaa dhici kara in aag cusub uu ka qarxo dagaalka bariga dhexe.

Almuwafaq.

Saldgigii dhamaa ee ciidamada cirka ee mareykanka iyo ciidamada cirka ee urdun oo la arkey isaga oo holceya sida ay muujineyaan sawiro laga soo qaadey.

waxaan ognahay in saldhigaan muhiim u ahaa ciidamada cirka ee mareykanka oo ayaantaan meesha la keeney hubkii ugu muhiimsanaa  mareykanka bariga dhexe ka yaaley.

Hadii arinkaan xaqiiqo noqdo mareykanka waxaa la kumeyaa fadeexo dhanka nidaam difaaceedkii ku fani jirey.

Mar haddii laga soo ordey kuwait, laga soo ordey baxreyn, laga soo odey Qadar, laga soo ordey imaaraat carabta oo loo soo ordey urdun haddane urdun ayaa laga sii ordeyaa, dagaalkaan bariga dhexe waaba dagaal cajiib ah.

Horta carabtaan waxay umaleeyaan inuu mareykanka difaacaayo oo waa tan lugaxeeda is  korsaaratey oo hilibkooda iska dhuuqeyaan, lkn mareykankii dhamaa oo difaac laga sugaayey wuxuu difaac ka xirtey urdun taas oo ka dhigan carab hadii aad tahay isku tasho.

mareykanka iyo urdun ciidamadoodii intee geeyeen maadaama iiraan la soo baxdey gantaalo dhaadheer, waxaa la soo sheegeeyaa iney meesha dabeel ka socoto.

Madaxweynaha mareykanka oo hadley ayaa sheegey in halkii arkari oo mareykan ah iran naga disho loo dili doono dhowr askari oo iran ah, halka hadda iran u soo jeedsatey dhankaa iyo urdon oo dagaalka kasocdo. 

 Maanta carab maxaa la gudboon?

maadaama la arkey carab iney isdifaaci karin waxaa la gudboon: 

> in ay taagyeerto nabadda iyo wadahadalada si loo yareeyo colaadda.

> in ay kafogaato hadalada xurin kara naceybka ama colaadda.

>in ay ka fogaadaan taageerada ay siineyaan kareykanka iyo xulufadiisa.


Gunaanud

iran waxay dunida tustey awoodeeda aan waxba laga bedeli karin, waxaa ay dunida tustey awoodii mareykanka ku faani jirey oo fashilisey sida diyaaradaha f-35, f-16 iyo nidaam difaaceedkii cirka .

Post a Comment

0 Comments